Taliyaha Danab oo ka hadlay Wararka Sheegaya in Ciidankooda ka dagaalamayaan Laascaanood

Muddooyinkii dambe waxaa warbaahinta qaar iyo baraha bulshada lagu baahiyay warar sheegayay in saraakiil iyo ciidamo katirsanaa kumaandooska Soomaaliya ee Danab ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Taliyaha ciidamada kumaandooska ee Danab Korneel Axmed Cabdullaahi Nuur “Beeryare” ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidankooda xubno katirsan qeyb ka yihiin dagaalka … Continue reading Taliyaha Danab oo ka hadlay Wararka Sheegaya in Ciidankooda ka dagaalamayaan Laascaanood